Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee u socdaa dagaalka Somalia ee ka dhanka ah COVID-19?


Maareeye

Dawladda Soomaaliya ayaa shalay sheegtay in haatan tirada kiisaska dalka laga helay ee cudurka COVID-19 ay tahay 722, halka dhimashada rasmiga ah ay marayso 32.

Dhinaca kale dawladda Soomaaliya waxay sheegtay inay waddo olole wacyigelin ah si dadka loo gaarsiiyo khatarta cudurkan.

Haaruun Macruuf ayaa arrimahan ka waraystay wasiirka warfaafinta Maxamed Cabdi Maareeye oo ku sugan Muqdisho, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey jawaabta illaa haatan dawladdu ka bixisay la dagaalanka cudurkan?

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG