Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Saameynta dhaqaale ee qurba joogta Soomaalida


Dad badan oo Soomaalida qurbaha ku nool ka mid ah, kuwaasi oo caawin jiray qoysaskooda ku nool Soomaaliya, ayaan wax mushahar ah helin sababo la xiriira joogsada shaqooyinkii ay hayeen.

Dowladaha dalalka ay Soomaalida ku nool yihiin ee Yurub iyo Waqoyiga Ameerika ayaa soo rogay xannibaado dhaqdhaqaaqyada dadka, si loo xakameeyo cudurka COVID-19, taasi oo saameeysay dad badan oo shaqeysan jiray.

Tani ayaa saameyn adag ku yeelaneysa qoysas badan oo ku nool Soomaaliya oo ku tiirsanaa lacaga ay ka helaan ehelkooda qurba joogta, gaar ahaan xilligan oo lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Haddaba, warbixin dhinacya badan taabaneysa ayaa waxaa arrimahan inooga diyaarisay Sahra Cabdi Axmed.

Warbixin: Saameynta dhaqaale ee Soomaalida qurba joogta ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:45 0:00


XS
SM
MD
LG