Iyadoo maalinta berrito ah ay ku beegantay, maalinta caalamiga ah ee saxaafadda, ayay Hey'adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ugu baaqday Dowladda Soomaaliya, in ay joojiso tacaddiyada ka dhanka ah wariyaasha madaxa bannaan.
Warbixinta Human Rights Watch ayaa waxaa soo koobaya Nur Xasan Nur.
Facebook Forum