Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Maamulka cusub ee Galmudug iyo dagaalka Al-Shabaab


Qoor Qoor
Qoor Qoor

Barnaamijkii faaqidaadda todobaadka, oo maanta laba qeyb oo kala duwan ahaa, waxa ay qeybtan ku saabsan tahay maamulka cusub ee Galmudug iyo xoreynta meelaha ay weli maleeshiyada Al-Shabaab gacanga ku hayaan ee ka mid ah degaanada maamulkaas.

Waxaa magaalada Dhuusamareeb noogu soo diyaariyay Cabdiwaaxid Macalin Isaaq.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:37:52 0:00


XS
SM
MD
LG