Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo wajahaysa halista fatahaado xooggan


Fatahaadda Qardho

Roobabkii gu’ga ayaa maalmihii la soo dhaafay ka curtay deegaano ka mid ah Soomaaliya, iyadoo ay khasaare gaadhsiiyeen magaalooyinka qaar islamarkaana ay dad ku dhinteen.

Hay'adda Save the Children ee Soomaaliya ayaa ka digtay saamaynta ay fatahaaduhu ku yeelan karaan Soomalaiya.

Warsaxaafadeed ay soo saartay ayey Save the Children ku sheegtay in fatahaadaha dhacaya iyo waliba ayaxa ku habsaday meelaha qaar uu halis ku yahay dalagii lagu quudin lahaa caruurta nafaqa darradu ay hayso.

Wariyeheenna Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa khadka taleefanka Nairobi kula xiriiray Madaxa hay’adan Save the children ee Soomaaliya Maxamuud Maxamed Xasan, wuxuuna ugu horeyn weydiiyay warsaxaafadeedka.

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:37 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG