Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa kusoo kordhay xaaladda magaalada Qardho?


Fatahaadda Qardho
Fatahaadda Qardho

Magaalada Qardho ee maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa weli ka muuqda burburkii fatahaadihii ku dhuftay habeen hore.

Tirada dhimashada ayaa la sheegay inay haatan marayso 7 qof, iyadoo dadkii barakacayna ay weli ku sugan yihiin hoy la’aan.

Weriyahayaga Nuux Muuse Birjeeb ayaa booqday magaalada, goor dhowayd ayuu u warramay Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Maxaa kusoo kordhay xaaladda magaalada Qardho?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:15 0:00


XS
SM
MD
LG