Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Shabaab oo saddex nin ku toogtay Ceelbuur


Shabaab

Maleeshiyada ururka Al-Shabaab ayaa shalay galab magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ku toogatay saddex nin oo ay dadka deegaanka sheegeen inay ka tirsanaaayeen maleeshiyada.

Raggan ayey Al-Shabaab ku eedeeyeen inay ahaayeen basaasiin u jaajusay Mareykanka, sida ay werisay warbaahinta kooxdaas.

Wariyaha VOAda Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa arrintan wax ka weydiiyay gudoomiyaha degmada Ceelbuur Colonel Nuur Xassan Guutaale.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:17 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG