Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Deni oo ka warbixiyey fatahaadda Qardho


Deni oo booqday Qardho
Deni oo booqday Qardho

Khasaare naf iyo maalba iskugu jira ayaa ka dhacay magaalada Qardho, kadib markii roobab xooggan ay kusoo rogeen magaaladaasi daadad culus.

Wararka ayaa sheegaya in ay dhinteen ugu yaraan lix qof inta la xaqiijiyay, walina waxa la baadi goobayaa dad kale oo aan la ogayn geeri iyo nolol wax ay ku sugan yihiin.

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdilaahi Deni, oo waraysi gaar ah siiyay VOA, ayaa sheegay in ay boqolaal qof barakaceen, hanti iskugu jirta guryo la degenaa iyo goobo ganacsina ay dumeen.

Madaxweyne Deni, ayaa sidoo kale ka hadlay xaaladda bani’aadminimo ee uu daad-kani sababay, heerka xanuunka Coronavirus ee Puntland iyo qodobo kale. Sahra Ciidle Nuur ayaa waraysatay.

Wareysi: Deni oo ka warbixiyey fatahaadda Qardho
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:26 0:00


XS
SM
MD
LG