Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Africom oo xaqiijisay in rayid lagu dilay duqeyn ka dhacday Somalia


Stephen J. Townsend, taliyaha AFRICOM

Taliska Miltariga Maraykanka u qaabilsan Africa ee AFRICOM ayaa soo saaray warbixin saddex-bille ah oo loogu talagalay in si hufan loo baadho wararka sheegaya in dad rayid ah ay ku dhinteen duqaymaha ay ciidmada Maraykanka fuliyeen ee lagula dagaalamayo argagixisada.

Warbixintan ayey AFRICOM ku qiratay in weerar Soomaaliya ka dhacay 23-kii February 2019 lagu dilay laba qof oo rayid ah, islamarkaana lagu dhaawacay saddex kale, taasi oo ay sheegeen inay aad uga xun yihiin.

Faah-faahinta warkan waxaa inoo aqrinaya Xuseen Barre.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:38 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG