Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo soo warisay 46 kiisas cusub oo COVID-19 ah


Dawladda Soomaaliya ayaa goor dhowayd shaacisay In cudurka Covid19 laga helay 46 qof oo cusub.

Wasaaradda caafimaafka ayaa sheegtay In 33 ka mid ah dadka laga helay ay lab yihiin, halka 13-kalena ay dumar yihiin.

Sidoo kale wasaaradda caafimaadka ayaa sheegtay in ay cudurka u dhinteen 5 qof.

Tirada guud ee kiisaaka COVID-19 ee Soomaaliya ayaa haatan ah 436, halka tirada guud ee dhimashada ay tahay 23, dadka bogsaday ayay wasaaraddu ku sheegtay 10 qof.

Dhageyso Kiisaska cusub ee COVID-19
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:57 0:00


XS
SM
MD
LG