WASHINGTON. D.C —
Dad ka careysnaa dil xalay Muqdisho loogu geystay laba qof oo rayid ah, ayaa maanta mudaaharaad ka dhigay degmada Boondheere ee gobolka Banadir.
Askari ka tirsan ciidanka dowladda ayaa lagu eedeeyay inuu ka danbeeyay dila labada qof oo kala ahaa, wiil dhalinyaro ahaa iyo hooyo umul aheyd. Warbixintaan waxaa Xamar kasoo diray, Cabdulqadir Maxamed Cabdulle.
Facebook Forum