Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Soomaaliya oo u digtay ganacsatada


Injineer Cabdullaahi Cali Xasan, wasiirka ganacsiga Soomaaliya
Injineer Cabdullaahi Cali Xasan, wasiirka ganacsiga Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa uga digtay ganacsatada dalka inay sare u qaadaan qiimaha maciishadda, ayada oo dhowaan la guda galayo bisha barakeysan ee Ramadaan.

Arrintan ayaa imaneysa ayada oo laga cabsi qabo in sababo la xiriira saameynta dhaqaale ee cudurka Coronavirus ay sare u kacaan qiimaha cunnooyinka, ama ganacsatada qaar ay ka macaashaan xanuunkan.

Dowladda ayaa horey canshuur dhimis ugu sameysay cunnooyinka qaar ee dalka lasoo geliyo, si looga hortago in qiimaha uu sare u kaco.

Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan Muqdisho ka soo dirtay.

Dowladda Soomaaliya oo u digtay ganacsatada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00


XS
SM
MD
LG