Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameyn intee la eg ayuu Covid-19 ku yeelan karaa Ramadanka?


Dr. Ali Sheekh Ahmed
Dr. Ali Sheekh Ahmed

Masaajidada iyo goobaha cibaadada ee inta badan dalalka Islaamka iyo kuwa dalalka kale ayaa wali u xiran sababo la xiriira cudurka Covid-19.

Hadda waxaa kaabiga nagu soo heysa bishi barakeysned ee Ramadan. Haddaba saameyn intee la eg ayuu Caronavirus u geysan karaa cibaadooyinka Ramadan, maxaase la gudboon dadka gudanaya waajibaadka Ramadan.?

Su,aashaasi iyo kuwo kale ayuu Nur Bukhaari weydiiyay Dr. Cali Sheekh Axmed Abubakar oo buugaag badan ka qoray Taariikhda Islaamka, haatanna ah gudoomiyaha Hey'adda Cilmi-baarista iyo Horumarinta Bariga Africa ee fadhigeedu yahay magaalada Isnatbul.

Dhageyso wariysiga Dr. Cali Sheekh Axmed
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:49 0:00


XS
SM
MD
LG