Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Suuq Islii oo maanta dib loo furay


Islii

Masuulyiinta guddiga Ganacastada Suuqa Soomaalida ee Islii ee magaalada Nairobi ayaa maanta dib u furay ganacsigii Suuqa Islii kadib muddo sadex maalmood ah oo uu xirnaa.

Guddiga ganacsatada ayaa sheegay in ganacsatada Suuqa Islii ay buuxiyeen shuruudihii dhanka caafimaadka ee laga doonayay si looga hortgo in Suuqa uu ku sii faafo Cudurka Coronavirus.

Ciidamada Booliska Kenya ayaa sidoo kale hawlgal ay ka sameeyeen magaalada Nairobi kusoo xiray 39 qof oo Haween Soomaali u badan, kuwaasoo lagu eedeeyay inay guri isugu imaadeen oo ay aroos ku dhiganayeen.

Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan kasoo diray Nairobi.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:59 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG