Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsatada xoolaha oo soo dhoweeyey go'aanka Sacuudiga


Ganacsatada xoolaha ee Soomaalida ayaa si weyn u soo dhaweeyay furitanka dhoofka xoolaha ee Soomaalida, kaddib markii Boqortooyada Sacuudigu ay shalay ku dhawaaqday in si KMG ah ay u qaaday xayiradda ay ku soo rogtay xoolaha Soomaaliya ee loo dhoofiyo dalkaasi.

Qoraal ka soo baxay wasaaradda bay'ada, biyaha iyo beeraha ee Sacuudiga ayaa lagu sheegay in tallaabadan loo qaaday ka dib markii suuqyada dalkaasi ay soo wajahday cabsi ah in hilibka xoolaha uu yaraado.

Khadar Maxamed Cakule ayaa warbiintan ka soo diray Hargeysa.

Ganacsatada xoolaha oo soo dhoweeyey go'aanka Sacuudiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:12 0:00


XS
SM
MD
LG