Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Sheekh Maxamed Shaakir oo ka hadlay arrimo badan


Sheekh Maxamed Shaakir

Magaalda Nairobi waxaa ku sugan qaar ka mida masuuliyiintii ururka Ahlu-Suna Wal-Jamaaca ee ka arrimin jirey deegaano ka mid ah Galmudug.

Ahlu-Sunna ayaa waxaa magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel laga saaray bishii February kadib dagaal dhex-maray iyaga iyo ciidamada maamulka Galmudug ee madaxweyne Qoor Qoor, kaasi oo looga adkaaday.

Haddaba wariayheena Yaasin Ciise Wardheere ayaa sabata ay u joogaan Kenya iyo sida iyo goorta ay kala boodeen dowladda federaalka oo ay markii hore heshiis ahaayeen, waxa uu ka wareystey Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo sheegtey inuu yahay madaxweynaha Galmudug, kana mid ah madaxda ururkaas.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:16 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG