Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sacuudiga oo fasaxay dhoofka xoolaha Soomaaliya


Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu soo warramayaa in ay si kumeel gaar ah u qaadday xayiraaddii ay saartay dhoofka xoolaha Soomaaliya laga dhoofiyo.

Qoraal ka soo baxay wasaaradda bay'ada, biyaha iyo beeraha ee Sacuudiga ayaa lagu sheegay in tallaabadan loo qaaday ka dib markii suuqyada dalkaasi ay soo wajahday cabsi ah in hilibka xoolaha uu yaraado.

Haddaba, arrintan ayaa goor dhaweyd weriyaheenna Maxamed bashiir Cabdiraxmaan uu ka wareystay Dr. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Shoolle oo ah qunsulka arrimaha ganacsiga ee Qunsuliyadda Soomaalida ee magaalada Jidda.

Sacuudiga oo fasaxay dhoofka xoolaha Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:12 0:00


XS
SM
MD
LG