Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dooni Khat u sidday Muqdisho oo la qabtay


Khat

Ciidamada militerga ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta qabtay dooni sidday qaad oo ka soo degtay dekedda Ceel-Macaan ee ku taalla gobolka Shabeellaha Dhexe. Wararka ayaa sheegaya in qaadkan oo laga keenay dalka Ethiopia loo waday magaalada Muqdisho.

Qabashada qaadkan ayaa daba socotay ka dib markii dowladda federaalku ay bartamihii bishii hore ay amar ay soo saartay ku mamnuucday qaadka dibedda kaga imaada dalka taasi oo qeyb ka ah dedaalka looga hortagayo faafitaanka xanuunka Coronavirus.

Hase ahaatee, wariyaha VOA Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste ayaa kusoo waramaya in qaadka si caadi ah loogu iibiyo gudaha magaalada Muqdisho.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:54 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG