Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay khatarta xanuunka Coronavirus ee Soomaaliya, inta ay le’eg tahay cabsida laga qabo inuu bulshada ku dhex-faafo iyo sida ugu haboon ee looga hortagi karo. Waxaa Muqdisho kusoo diyaariyey Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Muqdisho.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available