Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaligii ugu horreeyey oo COVID-19 ugu dhintay Minnesota


Xaaji Saalax
Xaaji Saalax

Qofkii ugu horreeyey ee Soomaali ah ayaa shalay lagu aasay gobalka Minnesota ee ay Soomaalida ugu badan ee Mareykanka ay ku noolyihiin kadib markii uu u geeriyooday cudurka COVID-19.

Marxuumka ayaa lagu magacaabay Xaaji Saalax Cabdalla Maxamed oo 86 jir ahaa, islamarkaana qabay xanuuno kale, sida uu xaqiijiyey wiil uu dhalay.

Wariyaha VOA-da Maxamuud Mascadde ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Minneapolis.

Soomaaligii ugu horreeyey oo COVID-19 ugu dhintay Minnesota
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:32 0:00


XS
SM
MD
LG