Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee COVID-19 u saameeyey kalluumeysatada Soomaaliyeed?


Kalluumeysatada Soomaaliyeed ayaa caqabado kala kulma dhinaca jillaabashada iyo suuqyada ay kalluunka geeyaan, kuwaas oo qaarkood fayadhowr wanaagsan aanu ka jirin.

Hadda waxa u sii dheer in cudurka COVID-19 saameynta uu dhaqaalaha dunida ku yeeshay, uu sidoo kale taabtay kalluumeystada Soomaaliyeed.

Jamaal Axmed Cismaan ayaa arrimahaasi ka wareystay Injineer Ceydaruus Axmed Xasan oo muddo ka badan 30 sano ku guda jirey howlaha kalluumeysiga, haddana ah la taliye sare oo ka tirsan wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Soomaaliya.

Jamaal ayaa ugu horeyn Ceydaruus weydiiyay saameynta COVID19 uu ku yeeshay kalluumeysatada.

Sidee COVID-19 u saameeyey kalluumeysatada Soomaaliyeed?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:29 0:00


XS
SM
MD
LG