Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cabsi la xiriirta cudurka COVID-19 oo ka taagan Boorama


Cabsi ayaa soo food saartay bulshada ku nool magaalada Boorama, intii ka dambaysay hadalkii wasiirka caafimaadka Somaliland 13-kii bishan uu ku dhawaaqay in hal qof oo ku sugan magaalada laga helay xanuunka Coronavirus.

Maamulka gobolka iyo bahda caafimaadka ayaa arrintaas diyaari garow ka galay, si looga hortago faafitaanka cudurkan ee magaalada.

Dhaqaatiirta ayaa bulshada ugu baaqaya inay qaadaan tallaabooyin looga hortagayo cudurka, ayaga oo sheegay inay adkaan doonto in la xakameeyo haddii uu mar faafo.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa innoo soo diray wariyeheena Boorama Haashim Sheekh Cumar Good.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:15 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG