Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kismaayo oo laga helay dad qaba xanuunka COVID-19


Kismaayo

Mas’uulyiinta maamulka Jubaland ayaa shaaciyay in magaalada Kismaayo laga helay laba qof oo qaba xanuunka Coronavirus uu keeno ee COVID-19.

Baaritaanka labadan qof ayaa loo diray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka halkaaso ay Wasaaradda Caafimaadka Qaranku ay kasoo xaqiijiyay in labadaasi qof laga helay xanuunka.

Maamulka Jubaland ayaa sidoo kale sheegay inay jiraan kiisas laga shakisan yahay deegaano kale oo ka tirsan maamulka Jubaland.

Warbixintan waxaa Naiorbi kasoo diray Khadar Maxamuud Xareed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:41 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG