Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Imaaraadka Carabta oo deeq caafimaad gaarsiiyey Muqdisho


Deeqda Imaaraatka
Deeqda Imaaraatka

Dowladda Imaaraatka Carabta iyo Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa maanta Soomaaliya gaarsiiyay gurmadka qalab caafimaad oo loogu tala galay la dagaalanka cudurka COVID-19.

Diyaarad xamuul ah oo ka timid Imaaraatka Carabta ayaa maanta Muqdisho soo gaarsiisay agabkaasi caafimaad, waxaana kala wareegay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Soomaaliya ayaa waxaa kusii faafaya cudurka COVID-19, ayada oo dowladda ay shalay shaacisay in dadka laga helay ay gaareen 60 qof.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.

Imaaraadka Carabta oo deeq caafimaad gaarsiiyey Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:26 0:00


XS
SM
MD
LG