Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jabuuti oo diiwaan gelisay 83 kiis oo cusub oo Coronavirus ah


Dalka Jabuuti ayaa lagaga dhowaaqay kiisaskii ugu badnaa ee xanuunka Covid-19 iyadoo wasaarada caafimaadka ee dalkaasi ay maanta shaacisay kiisas cusub oo dhan 83.

Tirada guudna ee dadka cudurka uu ku dhacay ee dalkaas ayaa waxay ku dhowdahay 300 qof, iyadoo laba qofna dhimashadooda ilaa haatan la xaqiijiyey.

Xuseen Barre Aadan ayaa wararkan ka waraystay weriyaha VOA ee Jabuuti Sagal Siciid Faarax.

Jabuuti oo diiwaan gelisay 83 kiis oo cusub oo Coronavirus ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:31 0:00


XS
SM
MD
LG