Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo diiwaan gelisay kiisas cusub oo Coronavirus ah


Somaliland ayaa maanta shaacisay saddex qof oo cusub oo laga helay cudurka Coronavirus kuwaasi oo la sheegay inay ku kala nool yihiin magalooyinka Hargeysa iyo Boorama.

Dadkan ayaa qeyb ka ahaa 23 qof oo kiisaskooda dibedda loogu diray baaritaan kuwaas oo lasoo xaqiijiyey.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Somaliland oo diiwaan gelisay kiisas cusub oo Coronavirus ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:00 0:00


XS
SM
MD
LG