Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aamin Ambulance oo a'an caawin karin' dadka uu ku dhaco COVID-19


Aamin Ambulance
Aamin Ambulance

Howlwadeennada gaadiidka gurmadka degdegga ah ee Muqdisho ayaa sheegay in aysan caawin karin dadka ku xanuunsanaya xaaafdaha maadaama aysan haysan qalabkii ay kaga taxadari lahaayeen cudurkla Covid-19.

Dr Cabdulqaadir Xaaji Aadan madaxa gaadiidka gurmadka Aamin Ambulance, ayaa u sheegay VOA in agab la'aan iyo tababar la'aan darteed aysan hadda iyaga aysan ku dhiirran karin inay hawshooda si wanaagsan u gutaan.

Wuxuu u warramay Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Aamin Ambulance oo a'an caawin karin' dadka qaba COVID-19
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:38 0:00


XS
SM
MD
LG