Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Soomaaliya oo bandow kusoo rogtay Muqdisho


Muqdisho
Muqdisho

Dawladda Soomaaliya ayaa xalay ku dhowaaqday Bandow xilliga habeenki ah oo laga billaabo 15-ka bishan April oo Arbacada ah lagu soo rogayo magaalada Muqdisho.

Bandowga ayaa bilaabanaya 8-da fiidnomo, wuxuuna soconayaa ilaa 5-ta aroornimo, ayada oo la doonayo in lagu xakameeyo faafitaanka cudurka Coronavirus

Dhibaca kale wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa shalay sheegtay inay diiwaan gelisay kiisas cusub oo ah cudurka Covid-19.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Dowladda Soomaaliya oo bandow kusoo rogtay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:03 0:00


XS
SM
MD
LG