Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Halista Coronavirus ee isu-imaatinka bulshooyinka Soomaalida


Kala fogaanshiyaha ama in dadka meel wada joogaa ay masaafo isku jirsadaan waa mid ka mida tabaha lagu xakameeyo xanuunka Coronavirus oo mudooyinkan aad ugu sii faafaya caalamka.

Hase yeeshee Soomaali baban ayaan wali ku baraarugsaneyn arrintan waxaana magaalooyinka qaar laga soo sheegayaa isku imaatinka bulshada Soomaalida, isbooqasho iyo waliba noocyo kala duwan oo ciyaaro iyo madadaalo ah oo ay dad badani ku kulmayaan.

Haddaba khatar intee la eh ayaa ka iman karta? Mas’uuliyad intee la eg ayaase qofka ka saaran ilaalinta fayaqabka naftiisa iyo tan bulshada inteeda kale.

Falastiin Axmed Iiman ayaa warbixintan ku eegeysa.

Halista Coronavirus ee isu-imaatinka bulshooyinka Soomaalida
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:25 0:00


XS
SM
MD
LG