Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo heshay sheybaarka lagu baaro Coronavirus


Somaliland ayaa sheegtay inuu Hargeisa gaadhay qalabka lagu baaro Coronavirus, iyadoo gobollada Somaliland loo kala diray kooxo wacyigelineed oo adeegsanaya in ka badan 60 Baabuur, oo ay saaran yiihiin hawl wadeenno caafimaad iyo wariyeyaal.

Warkan waxaa Hargeisa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule

Qalabka lagu baaro coronavirus oo la gaarsiiyey Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:43 0:00


XS
SM
MD
LG