Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faysal: Midnimo Soomaaliyeed waxay ku xiran tahay Jabuuti iyo Jigjiga


Faysal Cali Waraabe

Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in midnimo Somaliland iyo Soomaaliya dhexmartaa ay ku xiran tahay, haddii buu yiri ay hormuud ka noqdaan midnimadaasi Jabuuti iyo Jigjiga. Waxa uu sheegay in taasi ay horseedeyso in la helo shantii Soomaaliyeed.

Warbixintan waxaa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Wareysi: Feysal Cali Waraabe
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:28 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG