Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UNHCR oo ka digtay khatarta Coronavirus ee barakacayaasha


Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa ka digtay halista ka dhalan karta haddii uu xanuunka Coronavirus ku faafo xeryaha barakacayaashu ku nool yihiin ee Soomaaliya.

Iyadoo talada ugu wanaagsan ee lagu xakameyn karo faafista cudurka coronavirus ay tahay in dadku ay guryahooda joogaan islamarkaana ay kala fogaadaan, ayaa xaaladda dadka barakacayaasha ah ee Soomaaliya ay tahay mid adag maadaama xeryaha ay ku nool yihiin ay yihiin kuwa saxmad ah.

Haddaba, Maxamed Colaad Xassan ayaa khadka taleefanka Muqdishu kula xiriiray Guelnoudji Ndjekounkosse oo ah sarkaal sare oo ka tirsan xafiiska hey’adda UNHCR ee Soomaaliya u qaabilsan difaaca qaxootiga iyo barakacayaasha.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:03 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG