Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Faafitaanka Coronavirus ee Soomaaliya


Soomaaliya ayaa waxaa sii faafaya cudurka COVID-19 oo ilaa iyo iminka la diiwaangeliyey 20 qof oo u badan bahda caafimaadka oo dhaqaatiir oo la xaqiijiyey in cudurkani uu soo ritay. Hal qof ayaa la xaqiijiyay in illaa iyo haatan uu COVID-19 ugu geeriyooday Soomaaliya.

Wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa wararkii ugu dambeeyay ee faafitaanka Coronavirus ee Soomaaliya warbixintan nooga soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:26 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG