Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xuduudaha Soomaaliya oo weli lasoo geliyo qaadka


Khat

In kasta oo inta badan duullimaadyadii tooska u tagi jiray Soomaaliya la joojiyay, xuduudahana la xiray, haddana waxaa wali magaalooyin badan oo Soomaaliya ah toos loo geeyaa qaadka laga kala keeno Ethiopia iyo Kenya.

Dhaqaatiirta iyo howl-wadeennada caafimaadka ayaa ka digaya halista dhinaca caafimaadka ah ee ka iman karta qaadka dalka lasoo geliyo, xilli uu dunida aad ugu sii fidayo cudurka Coronavirus.

Deegaanada Galmudug oo xuduud dheer la leh Ethiopia ayaa waxaa ka socday maalmahan howlgallo lagu baacsanayo qaadka qarsoodiga lagu soo geliyo iyo mukhaadaraadka kale.

Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintaasi inoo soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:41 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG