Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xogta xaaladdii marxuumka Muqdisho ugu geeriyooday Coronavirus


Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa shalay xaqiijisay in qofkii ugu horreeyey uu gudaha dalka Soomaaliya ugu dhintay cudurka Coronavirus.

Marxuumka dhintay ayaa la sheegay inuu yahay nin 58 sano jir ah oo aan dibedda u safrin, islamarkaana cudurka ku qaaday gudaha dalka.

Marxuumka ayaa ahaa bukaan yaalay muddo sagaal cisha ah cusbital ku yaala Muqdisho isagoo aan xanuunka lagu ogeyn.

Maxamed Colaad Xasan ayaa la xiriiray, Dr. Maxamuud Zaahid Maxamuud oo ah agaasimaha Caafimaadka ee Isbitalka Aaden Cadde oo ah halka uu yaalay marxuunmka ka hor inta aan loo wareejin xarunta karantilka ee Martiini, oo uu ku geeriyooday.

Xogta xaaladdii marxuumka Muqdisho ugu geeriyooday Coronavirus
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:34 0:00


XS
SM
MD
LG