Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dr. Fuje oo beeniyey hadal laga faafiyey oo la xiriira Coronavirus


Guddoomiyaha guddiga dhakhaatiirta ee u xilsaaraan wacyigelinta cudurka COVID-19 ee Somaaliya Maxamed Maxamuud Fuje ayaa faahfaahin ka bixiyey hadal la sheegay in laga soo xigtay oo ku saabsan xaaladda cudurka COVID-19 ee magaalada Muqdisho.

Haaruun Macruuf ayaa kula xiriiray khadka telefoonka ee Muqdisho, waxaana uu ugu horreyn weydiiyey inuu fasiro hadalka laga soo xigtay iyo xaqiiqada jirta?

Dr. Fuje oo beeniyey hadal laga faafiyey oo la xiriira Coronavirus
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:34 0:00


XS
SM
MD
LG