Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ururka Haweenka oo isbitalka ku booqday gabdhihii la kufsaday


Batuulo Sheekh Axmed
Batuulo Sheekh Axmed

Xubno ka tirsan ururka haweenka qaranka oo ay horkacayso gudoomiyaha ururkaasi Marwo Batuulo Sheekh Axmed Gabballe ayaa booqday Isbitaalka Medina oo la dhigay dhaawca 2 gabdhood oo dhawaan lagu kufsaday degmada Afgooye.

Gabdhahan oo da'aadooda kala yihiin 3 jir iyo 4j ir ayaa xaaladdooda aad looga deyrinayaa, waxaana ay xog wareysi ay la yeesheen dhaqaatiirta iyo waalidiinta ilmahaasi ka dib ay shir jaraa'id u qabteen saxaafadda.

Shirka jaraa'id kadib ayaa guddoomiyaha ururka haweenka Batuulo Sheekh Axmed Gabballe waxa ay u warantay wariyaha VOA ee magaalada Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste.

Muqdisho: Ururka Haweenka oo isbitalka ku booqday gabdhihii la kufsaday
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:23 0:00



XS
SM
MD
LG