Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Halgamaa Cabdulqaadir C. Boolaay


Waxaa ku geeriyooday dalka Britain Eebe ha u naxariistee, Cabdulqaadir Cali Boolaay oo ka mid ahaa horseedkii ururkii gobonimo doonka ee SYL. Cabdulqaadir Cali Boolaay, ayaa ahaa suxufi kasoo shaqeeyey dalka dhowrkii Wargeys ee qaarkood soo jirey xiligii xornimo doonka iyo kadib, markaasoo uu faafin jirey wararka ururka dhexdiisa.

Sahra Cabdi Axmed ayaa taariikhdii Cabdulqaadir Cali Boolaay ka waraystay Ambassador Cabdiraxmaan Sheekh Ciise oo ah safiirka Soomaaliya ee Talyaaniga.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG