Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Halgamaa SYL ka tirsanaa oo geeriyooday


SYL

Alla ha u naxariistee, waxaa magaalada London ku geeriyooday Cabdulqadir Cali Boolaay oo ka tirsanaa, halgamayaashii ururkii dhalinyarada gobonimada doonka Soomaaliya ee SYL.

Cabdulqaadir Cali Boolaay, ayaa ahaa Suxufi kasoo shaqeeyey qaar ka mid ah wargeysyadii xiligii xornimo doonka iyo xilligii xorriyadda kadib, markaasoo uu faafin jirey wararka ururka dhexdiisa ah. Sahra Cabdi Axmed ayaa taariikhdii Cabdulqaadir Cali Boolaay ka waraystay Ambassador Cabdiraxmaan Sheekh Ciise oo ah safiirka Soomaaliya ee Talyaaniga.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG