Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Axmed Cabdisalaam oo ka hadlay shakhsiyaddii Nuur Cadde


Nuur Cadde
Nuur Cadde

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa shalay ku geeriyooday magaalada London, halkaasi oo uu ku xanuunsanaa toddobaadyadii dhowaa.

Nuur Cadde ayaa waxaa ku dhacay xanuunka coronavirus ee caalamka ku faafaya, isaga iyo wiil uu dhalay. Waxaa uu ahaa 83 jir.

Nuur Cadde ayaa xilli aad u adag dalka ka ahaa ra’iisul wasaare intii u dhaxeysay November 2007 iyo Febraayo 2009, markaasi oo magaalada Muqdisho ay joogeen ciidamada Itoobiya.

Xilligaas dadkii la soo shaqeeyay waxaa ka mid ahaa Ra’isul Wasaare ku-xigeenkiisii Axmed Cabdisalaam Xaaji Aaden. Seynab Abuukar ayaa ka wareysatay.

Axmed Cabdisalaan oo ka hadlay shakhsiyaddii Nuur Cadde
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:39 0:00


XS
SM
MD
LG