Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cayaaryahan hore, Saciid Ducaale oo geeriyooday


Saciid Ducaale
Saciid Ducaale

Allaha u naxariistee waxaa shalay dalka Yemen ku geeriyooday, laaciibkii xulka Kubadda Cagta ee Qaranka Soomaaliyeed iyo kooxdii Horseed Saciid Ducaale.

Saciid Ducaale ayaa u geeriyooday xanuun in muddo ah hayay. Ka hor inta uusan tagin dalka Yemen, waxa uu muddo ku xanuunsanaa dalka Masar.

Xuseen Xaaji Axmed, oo ah Safiirka Soomaaliya ee Sudanta Koonfureed, horeyna u ahaa qunsulkii Soomaalida ee Yemen, halkaas oo ay Saciid Ducaale isku yaqaaneen ayaa iiga waramay geerida marxuumka.

Cayaaryahan hore, Saciid Ducaale oo geeriyooday
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:50 0:00


XS
SM
MD
LG