Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sida ay culimada Soomaaliyeed u arkaan cudurka Coronavirus ee kusii faafaya caalamka, iyo kaalintooda ku aadan sida ay bulshada ugala hadli karaan cudurkan. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.