Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo baareysa dad looga shakiyey Coronavirus?


Guddiga Somaliland u qaabilsan ka hor-tagga Coronavirus?
Guddiga Somaliland u qaabilsan ka hor-tagga Coronavirus?

Guddiga ka hortagga cudurka Coronavirus ee Somaliland ayaa maanta sheegay in baaritaan lagu sameynayo saddex qof oo looga shakiyey inay qabaan fayruskan.

Dheecaan laga qaaday saddexda qof ee laga shakiyey ayaa loo diray dibedda si baadhitaan rasmi ah loogu sameeyo, ayada oo inta ka horeysana dadkan lasii karantiili doono.

Dhinaca kale, guddiga oo maanta ku shiray magaalada Hargeysa, ayaa soo saaray go’aano hor leh oo la xiriira xakameynta cudurka Coronavirus.

Faahfaahinta warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Somaliland oo baareysa dad looga shakiyey Coronavirus?
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:46 0:00


XS
SM
MD
LG