WASHINGTON. D.C —
Alla ha u naxariistee, guddoomiyihii gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi Gu'jir ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray qarax xalay lagula eegtay magaaada Garowe.
Faah-faahinta warkaan waxaa Garoowe kasoo diray Nuh Muse Birjeeb.
Facebook Forum