Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka


Jamal Ahmed Osman

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka oo qodobbo dhowr ah ay ku jiraan, ayaad qeybaha dambe ku dhageysan doontaan faaqidaad ku aaddan cudurka COVID19 iyo talada ay dhaqaatiirta Soomaaliyeed bixinayaan.

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka oo qodobbo dhowr ah ay ku jiraan, ayaad qeybaha dambe ku dhageysan doontaan faaqidaad ku aaddan cudurka COVID19 iyo talada ay dhaqaatiirta Soomaaliyeed bixinayaan. Waxaa barnaamijka marti ku ah Dr. Ibraahim Maxamed Cali oo ah maamulaha isbitaalka degmada Jawiil ee gobalka Hiiraan.


Banaamijkan waxaa soo jeedinaya Jamal Axmed Cusman.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:10:16 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG