Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Intee le’eg tahay awoodda Somalia kula tacaali karto Coronavirus?


Fowsiya Abiikar
Fowsiya Abiikar

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday in qofkii saddexaad oo Muqdisho ku sugan laga helay cudurka Coronavirus, ee dunida ku faafaya.

Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur, oo warbaahinta dowladda la hadashay, ayaa shaacisay in qofkaas uu yahay qof ajnabi ah oo la shaqeeyaa xafiiska QM ee Soomaaliya.

Dawladda Soomaaliya ayaa horey u sheegtay in laba qof oo Soomaali ah oo kasoo laabtay dalka dibeddiisa laga helay Coronavirus.

Haddaba awoodda Soomaaliya ee ka hortagga cudurkan intee ayey le'egtahay? Haaruun Macruuf ayaa su'aashaas iyo kuwo kale weydiiyey Wasiirka Caafimaadka Fowsiya Abiikar Nuur.

Intee le’eg tahay awoodda Somalia kula tacaali karto Coronavirus?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:16 0:00


XS
SM
MD
LG