Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay Muqdisho


Qaraxa Muqdisho
Qaraxa Muqdisho

Saddex qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay qarax ismiidaamin ah oo manta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qof isa soo miidaamiyey ayaa isku qarxiyey meel u dhow baarkii hore ee Baar BULSHO oo ay haatan deggan yihiin dad barakacayaal ah.

Goobjoogayaal ayaa idaacadda VOA u sheegay in dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmayba ay yihiin rayid.

Qaraxan ayaa yimid xilli ay xaaladda amniga magaalada wanaagsaneyd toddobaadyadii tagey, ayada oo aysan ka dhicin qaraxyo.

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda qaraxa.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdulqaadir OK.

Qarax ka dhacay isgoyska Sayidka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:09 0:00


XS
SM
MD
LG