Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa Soomaalida Sweden ku badiyey kiisaska Coronavirus?


Cabdullaahi Maxamed Shadoor

Dad Soomaali ah oo dhowr ah oo ku nool dalka Sweden ayaa waxaa ku dhacay xanuunka Coronavirus ee haatan sida xooggan ugu faafaya dunida.

Sidoo kale, dhowr Soomaali ah ayaa xanuunkan ugu geeriyooday dalka Sweden, oo cudurka laga helay dad ka badan laba kun oo qof, halka dhimashadu guud ay haatan kor u dhaaftay 30 qof.

Soomaalida cudurkan uu ku haleelayo dalka Sweden iyo kuwa ugu geeriyoonaya ayaa waxaa muuqata inay ka badan yihiin meelaha kale ee dunida.

Haddaba Falastiin Axmed Iiman ayaa Cabdullahi Maxamed Shadoor oo ka mida golaha deegaanka ee magaalada Gothenburg ee dalka Sweden ka wareysatey Soomaalida xanuunkani uu ku dhacay, iyo sababta ugu wacan tiradan badan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:44 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG