Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cayaaryahan hore, Biriq oo u geeriyooday Coronavirus


Waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ku geeriyoiodey Allaha u naxariistee Cabdulqaadir Maxamed Faarax Biriq, oo ahaa ciyaartooy hore iyo tababare.

Cabdulqaadir ayaa u geeriyoodey cudurka Coronavirus oo la sheegay in Isbitaal uu la yaaley labadii toddobaad ee lasoo dhaafay, sida uu VOA u sheegay Maxamed Buube Muxudiin oo ay saaxiib dhow ahaayeen muddo 40 sano ka badan kana mid ahaa gudoomiyaashii ciyaaraha Soomaaliaya.

Biriq, Waxuu ahaa nin si weyn loogu yaqaano kaalintii uu ku lahaa ciyaaraha Soomaaliya ee heer gobol ilaa iyo mid heer qaran sanadkii toddobaatameeyadii iyo bilowgii Sideetameeyadii.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka teleofonka London Maxamed Buube Muxudiin.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:23 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG