Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Faafitaanka cudurka Coronavirus


Galka Baarista
Galka Baarista

Cudurka Coronavirus ayaa kusii baahaya caalamka ayada oo dadka uu soo ritay ay hadda gaarayaan ku dhowaad 400,000, halka ay ku dhinteen in ka badan 17,000 oo qof.

Haddaba sidee cudurkan kusoo billowday, maxayse Shiinaha uga hortagi waayeen, maadaama cuduro faafa ay horey dalkaas uga soo shaac-baxeen.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Galka Baarista
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:19:59 0:00


XS
SM
MD
LG